Home
About
The Vision & Mission
The Minister
The Deputy Ministry
The Permanent Secretary
Office for Diaspora Affairs
The Spokesperson
Somali Embassies
Foreign Embassies in Somalia
Foreign Relations
Foreign Policy
Contact Us
Wararka/News
Webmail Login
A-Z Gov-Directory
Treaies
Country Info
Our Diplomatic Relations
Countries
Ex- Ambassadors
e-mail me

 


 



Mogadishu Wednesday, December 2, 2015 #‎Somali‬ President H.E. Hassan Sheikh Mohamud accepted the credential of the Finland Amb. Tarja Orvokki Fernandez.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ee Dalka Soomaaliya's photo.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ee Dalka Soomaaliya's photo.






Mogadishu On Wednesday, December 2, 2015 #‎Somali‬ President H.E. Hassan Sheikh Mohamud accepted the credential of the Thailand Amb. Mr Prasittiporn Wetprasit.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ee Dalka Soomaaliya's photo.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ee Dalka Soomaaliya's photo.




Istanbul on Tuesday, September 15, 2015 Somali Ambassador to Turkey H.E.Abdillahi S, has handed over his credentials to Turkish President H.E. Tayyib Erdogan

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ee Dalka Soomaaliya's photo.

Mogadishu on Thursday July 1, 2015  In recent days, some statements have emerged in the news suggesting that Kenya and Somalia have agreed to pursue arbitration outside The United Nation’s High court. Thus, declaring that the two nations are seeking an out of court settlement.


Somalia would like to clarify and reiterate its commitment to the legal case and proceedings at the International Court of Justice in The Hague within the framework of the UN Convention on the Law of the Sea (UNCLOS).

International investment, prosperity and the economic growth of Somalia and its neighbors depend on this issue being resolved and we stand firm by the legal case we put forward.

Somalia believes in transparent and cooperative dialogue with its neighboring states and remains open to suggestions and initiatives towards a complete and satisfactory settlement.

Xafiiska Qeybta Warbaahinta iyo Xiriirka Bulshada ee Wasaaradda

Muqdisho Feebaraayo 24, 2015 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabiley Danjiraha Boqortooyada Netherlands ee arrimaha Soomaaliya Joost Reintjes.


Kulankaasi ayaa looga wadahadley xoojinta xiriirka iskaashi ee labada dal.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safiirka u sheegay in Soomaaliya ay soo dhoweyneyso barnaamijyada maalgashiga, dib u dhiska iyo kaalmada isugu jirta ee Netherlands dooneyso inay ka fuliso Soomaaliya, kuwaas oo uu sheegay inay waxtar u leeyihiin mustaqbalka Soomaaliyada cusub.

Danjiraha Netherlands, Mr. Reintjes oo isna halkaasi ka hadley ayaa sheegay in dowladdiisa ay wadashaqeyn buuxda la yeelaneyso Soomaaliya, isla markaana kaalin muuqata ka qaadan doonaan mashaariicda kala duwan ee horumarinta iyo kuwo kaleba.

Kulanka oo ku dhammaadey jawi is-afgarad ah ayaa waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka Amniga Cabdirisaaq Cumar Maxamed, Wasiirka Batroolka Maxamed Mukhtaar Ibraahim iyo mas’uuliyiin kale oo labada dhinac ka kala socdey

Mogadishu Daily News's photo.
Mogadishu Daily News's photo.


















Somali Minister of Foreign Affairs H.E. Dr. Abdirahman Du'alle met Omani Foreign Affairs Minister H.E. Yusuf Alawi in Oman on Monday, January 19, 2015where they will discuss more friendly & brotherly cooperation to help Somalia.

Mogadishu on Friday July 18, 2014 President H.E. Hassan Sheikh Mohamud accepted the credential of the South Korean Ambassador to Somalia Choi Donggyou.
Mogadishu on Friday July 18, 2014 President H.E. Hassan Sheikh Mohamud accepted the credential of the South Korean Ambassador to Somalia Choi Donggyou.

#Somalia Somalia has appointed new Somali Ambassador to the United Arab Emirates H.E. Gen. Mohamed Sheokh Hassan who is replacing Ambassador H.E. Abdikadir Shikey Mohamed as of today on Sunday September 22, 2013 which was approved by the Somali Cabinet chaired by Prime Minister H.E. Abdi Farah Shirdon on September 20, 2013 in Mogadishu.

Mogadishu on Thursday June 20, 2013 Four Newly Appointed Somali Ambassadors and One Transferred from Ethiopia to Tanzania:
Prime Minister H.E. Abdi Farah appointed New Somali Ambassador to Ethiopia Abdisamad from Hawiye who served as as a minister before.

Prime Minister H.E. Abdi Farah appointed New Somali Ambassador to Italy Gen. Muuse Xasan Cabdulle from Darod who served as a speaker.

Prime Minister H.E. Abdi Farah appointed New Somali Ambassador to Brussels & EU Ali Sais Faqi whom we have not seen his CVS. Fact!

Prime Minister H.E. Abdi Farah appointed New Somali Ambassador to Malaysia Nuur Faarah Xirsi whom we have seen his CVS. Fact!

Prime Minister H.E. Abdi Farah appointed New Somali Ambassador to Tanzania Sad Nuur Yuusuf whom the government transferred him. Fact!
http://www.mfa.somaligov.net/

Photo: Moqdisho Jimco May 16, 2013 Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xassan Shiikh Maxamuud ayaa maanta Amasadoor kim Chan woo oo  ah safiirka cusub ee  dalka Koofurta Kuuriya u fadhin Doona Soomaaliya ka gudoomay waraaqaha danjiranimo kadib markii uu Barqanimadii maanta xarunta madaxtooyada yimid halkaasi oo uu ku qaabilay Madaxweynaha jamhuuriyada Soomaaliya kadibna waxa ay yeesheen kulan la’isku dhaafsaday xiriirka labada dal u dhexeeya iyo sidii loosii dardargalinlahaa Ambasadoor kim chan woo ayaana waraaqiihiisa safiirnimo u dhiibay Madaxweyne Xassan Shiikh Maxamuud isagoo ka gudoomay una muujiyay sida ay Dku kuwlada Soomaaliya ula shaqeyn doonto

Wasiir kuxigeenka arimaha dibada Jamaal Maxamed Barow oo saxaafada lahadlay Ayaa sheegay in kuuriyada Koonfureed laba iyo labaatansano kadib ay soo celisay Xiriirkii ay la laheyd Soomaaliya.

Amasadoor kim chan woo  oo isna dhankiisa hadlay ayaa sheegay in koofurta Kuuriya ay safaaradeeda ka furi doona magaalada Muqdisho Soomaaliya iyo  Koofur Kuuriyana u xiiir wanaagsan ka dhaxeeyo isagoo intaa ku daray iney gacan Ka geysan doonaan dib u dhiska dalkeena.

Mudooyinkii danbe waxaa sii kordhayay wadamada safaaradahooda ka furanaya Soomaaliya waxaa sidoo kale garab socday  dib ugu laabashada Soomaaliya Kuraastii ay caalamka kulaheyd iyadoo arimahani oo dhan ay ku yimaadeen Horumar dowlada Soomaaliya ay ka sameysay dhinaca dibada hase ahaatee Dowlada waxaa looga fadhiyaa inay isbedel muuqda ka dhaliso gudaha dalka.
President H.E. Hassan Sheikh Mohamud accepted the democratic credentials of South Korea Ambassador to Somalia H.E Kim Chan on May 16, 2013


Wixii wararka Dowladda ku guji halkan hoose

 


Mogadishu on Thursday April 25, 2013 Foreign Secretary William Hague travelled to Somalia to open the new British Embassy in Mogadishu.
Mogadishu on Thursday April 25, 2013 Foreign Secretary William Hague travelled to Somalia to open the new British Embassy in Mogadishu.



Madaxweynaha waxaa kala qeyb galayo shirkan R/Wasaare ku Xigeenka ahna Wasiirka Arimahha Dibadda Marwo Fowzia Yusuf Haaji Adam



President H.E. Hassan Sheikh Mohamed accepted the Credentials of the In-coming New UN Resident Coordinator for Somalia today on Thursday April 4, 2013 in Mogadishu, Somalia. 


Embassy of Germany in Somalia H.E. Margit Hellwig-Bötte On Wednesday, February 27, 2013



Embassy of France H.E. Etienne De Poncins On Wednesday, February 27, 2013


Ir a la página de inicio de la-moncloa.es

Embassy of Spain H.E. Javier Herrera García-Canturri On Wednesday, February 27, 2013



Embassy of Belgium H.E. Bart Ouvry On Wednesday, February 27, 2013



Ujeeddo: War-saxaafadeed (FOR IMMEDIATE RELEASE)
Kulan balaaran oo maanta ka dhacay hoolka shirarka ee Wasaaradda
Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga Caalamiga , kana soo qeybgaleen
inta badan diblomaasiyiinta ka howlgala Safaaradaha Soomaaliya ee
looga yeeray 10-ka bishan January Xarunta Wasaaradda , ayaa waxa
ay wasaaraddu ku shaacisay go’aan rasmi ah kadib markii madaxda
sare ee Wasaaradda ay falan-qeeyeen tala-soojeedinta guddiga dib u
habeynta Wasaaradda.
Fadhigan oo ay goob joog ka ahaayeen Wasiiru dowlaha Wasaaradda,
Wasiir ku xigeenada, Agaasimaha guud iyo Xubnaha guddiga dib u
habeynta ayaa hadal kooban oo soo dhoweyn ah oo uu jeediyay
Ambassador Yuusuf Xasan ibraahim “ Yuusuf Dheeg” oo ah
gudoomiyaha guddiga ayaa waxa uu ku sheegay in howlaha ay
wadaan uu yahay mid horumar u horseedaya geedi socodka cusub ee
siyaasadda dibadda Soomaaliya .
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Dr. Maxamed Nuur Gacal ayaa hadal uu
ka jeediyay kulanka ku sheegay in dib u habeyn ay ku sameeyeen
shaqaalaha gudaha ee ka howlgala Wasaaradda , lana waafajiyay
sharciga , waxa uuna yiri “ xubnaha guddiga dib u habeynta shaqo
badan ayey qabteen , waxa ayna daraasadeeyeen dukumintiga,
iyagoo is arag la sameeyay dhammaan diblomaasiyiinta looga yeeray
xarunta”.
Wasiiru dowlaha waxa uu intaa ku daray “ tallaabada xigta ee aanu
qaadeyno ayaa ah sidii fariin rasmi ah oo wicitaan ah loogu diri lahaa
Safiirada, Siihayayaasha safaaradaha iyo Qunsulada guud si ay u
yimaadaan xarunta Wasaaradda, sida la ogsoon yahay howlaha aan
wadno waa dadaal aan qofna lagu beegsaneyn ee qofkii ka gudba
ama buuxiya shuruucda iyo shuruudaha Wasaaradda ayaa noqonaya
howlwadeenka rasmiga ah”.
Wasiiru dowluhu waxa uu sheegay in Wasaaradda Arrimaha Dibadda
iyo Iskaashiga caalamiga aaney marnaba cafin doonin shaqsi kasta oo
meel uga dhacay ama ku takri falay hantida qaranka ee dibadda ,
lana soo qaban doono , lana horkeeni doono cadaaladda .
JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA
WASAARADDA ARRIMAHA DIBADDA
IYO ISKAASHIGA CAALAMIGA
   
 

      

        
    SOMALI FEDERAL REPUBLIC
Ministry of Foreign Affairs And international cooperation
REF: MFA/SFR/PPR/360/2013 Date: 29/01/2013
2
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Cabdidaahir Cabdiraxmaan
Cabdi ayaa ka aqriyay madasha qodobada la go’aamiyay , kuwaasoo
kala ah:
1- Diblomaasiyiinta aan ku imaan Xarunta Wasaaradda Xilligii loo
qabtay , soona gudbin cudur daar la aqbalay , waxaa loo
aqoonsaday inay ka tanaasuleen howshii ay Wasaaradda u
hayeen .
2- Diblomaasiyiinta aan weli ka howlgelin , kana imaan goobaha ay
ku qoran yihiin , waxa ay joogayaan Xarunta Wasaaradda .
3- Waxaa loo aqoonsaday diblomaasiyiinta loo yeeray , 67 ka mid
ah inay buuxiyeen shuruudihii Wasaaradda , ayna yihiin
shaqaalaha Wasaaradda .
4- Waxaa la go’aamiyay 28 diblomaasi in dib loogu celiyo
Wasaaradda Horumarinta adeega bulshada ( Shaqada iyo
Shaqaalaha) .
5- Wasaaraddu waxa ay dib ka soo sheegi doontaa Safaaradaha
iyo Qunsuliyadaha guud ee la xiri doono , iyo kala badalka
diblomaasiyiinta iyo howlwadeenada .
6- Waxaa la farayaa diblomaasiyiinta la ogolaaday inay dib ugu
laabtaan goobahooda shaqo .
------ DHAMMAAD --------
Contact Tel: +2521-854040/41/Fax: 2521-235959


Mogadishu: Wednesday, January 23, 2013 (Somaligov News):  President H.E. Prof.Hassan Sheikh Mohamed accepted the Credentials of Kenya Ambassador to Somalia & Palestine Ambassador to Somalia.
Mogadishu: Wednesday, January 23, 2013 (Somaligov News): President H.E. Prof.Hassan Sheikh Mohamed accepted the Credentials of Kenya Ambassador to Somalia & Palestine Ambassador to Somalia.


 6On Saturday, September 22, 2012 President H.E. Hassan Sheikh Mohamed received the European Union Envoy to Somalia H.E. Michal Caravan
Mogadishu: Wednesday, January 23, 2013 (Somaligov News):  President H.E. Prof.Hassan Sheikh Mohamed accepted the Credentials of Kenya Ambassador to Somalia & Palestine Ambassador to Somalia.
Mogadishu: Wednesday, January 23, 2013 (Somaligov News): President H.E. Prof.Hassan Sheikh Mohamed accepted the Credentials of Kenya Ambassador to Somalia & Palestine Ambassador to Somalia.


 6On Saturday, September 22, 2012 President H.E. Hassan Sheikh Mohamed received the European Union Envoy to Somalia H.E. Michal Caravan